Ciidamada Xoogga dalka oo sheegay iney qabteen walxaha qarxa iyo dadkii watay

Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen magaalada Marka ku soo qabtay Afar qof oo ay sheegeen iney ka tirsan yihiin Al-Shabaab. Dadkan ayaa la sheegay in xilliga la qabanayey ay wadeen qarax ay ku soo qariyeen Jawaan ay ku jirtay Galey, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka. Labo dumar … Continue reading Ciidamada Xoogga dalka oo sheegay iney qabteen walxaha qarxa iyo dadkii watay